WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dood Cilmiyeed Ku Saabsan 30 Sannadood Ka Dib Maxaa Hortaagan Dhaqaalaha Somaliland?

HARGAYSA(W,N)-Dood cilmiyeed kusaabsan 30sannadood ee ay Somaliland jirtay kadib maxaa hortaagan dhaqaalaha dalka taasi oo uu qabtay tvga Horn cable ayaa waxaa ka qaybgalay aqoonyahan ku takhasusay arimaha dhaqaalaha maamulka xarunta akaadamiyada iyo shakhsiyaad kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DOODAN OO DHAMAYSTIRAN;

 

Exit mobile version