HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada oo ay weheliyaan masuuliyiinta wasaaradu ayaa golaha wakiilada horgeeyay odoroska miisaaniyada 2023 iyo korodhka sanadkan
Sidoo kale wasiirka maaliyada ayaa golaha wakiilada ka hor sheegay in ay miisaaniyadii 2022 ee sanadkan oo ku yimid hoos udhac.