WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Maamulka Cusub Ee Baanka Wajaale Iyo Maamulkii Hore.

TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka baanka dhexe ee somaliland , agaasimaha baanka dhexe oo ay weheliyaan maamulka goboka gabiley iyo degmada wajaale ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay maamulka cusub ee loo magacaabay laanta bangiga ee magaalada wajaale iyo maamulkii hore ee baanka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version