WAJAALE(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada harumarinta biyaha Somaliland maxamuud jaamac warfaa oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa magaalada wajaale ee gobolka gabiley oo ay weheliyaan badhasaab kuxigeenka gobolka iyo maamulka degmada wajaale ayaa maamul cusub umagaacabay wakaalada biyaha e magaalada wajaale kuwaasi oo ay sirasmi ah maanta xilkii ugu kala wareejiyeen maamulkii hore ee wajaale biyaha wajaale
Sidoo kale masuuliyiintan ayaa xaliyay dhibaato ka taagnayd wakaalada biyaha wajaale iyagoo mushaharkiina siiyay shaqaale ka hawlgalayay wakaalada oo aan mudo helin wax mushahar ah.
HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN;