WAJAALE NEWS

Siyaasi Duur Oo Si Toosa Ula Hadlay Beesha Uu Kasoo Jeedo Musharax Cirro, Fartana Ku Fiiqay Dariiqa Uu Ku Guulaysan Karo!

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi maxamed nuur caraale duur wasiirkii hore ee arimaha gudaha somaliland oo ka hadlay madal ay ku kulmeen badi haldoorka somaliland ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka soo afjarida murankii doorashooyinka dalka

Sidoo kale siyaasi duur ayaa farta ku fiiqay dariiqa kaliya ee musharaxa madaxwayne ee xsbiga wadani uu ku gaadhi karo kursiga dalka ugu sareeya iyo waxyaabaha looga baahan beesha uu kasoo jeedo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version