WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqasho Ku Tagay Wasaarada Warfaafinta Iyo Idaacada Radio Hargaysa Iyo Waxyaabihii Uu Kusoo Arkay!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Cali Mareexaan ayaa xafiiska xarunta wasaarada warfaafinta ku qaabiley gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal cali waraabe oo booqasho ku tagay

Sidoo kale Gudoomiye faysal cali waraabe ayaa soo kormeeray Idaacada Radio Hargaysa

Dhanka kale Gudoomiye faysal iyo wasiir cali ayaa ka hadlay ujeedada booqashada uu ku tagay wasaarada warfaafinta iyo fariinta uu udiray shacabka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version