|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Booqasho Ku Tagay Wasaarada Warfaafinta Iyo Idaacada Radio Hargaysa Iyo Waxyaabihii Uu Kusoo Arkay!
December 4, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland Cali Mareexaan ayaa xafiiska xarunta wasaarada warfaafinta ku qaabiley gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal cali waraabe oo booqasho ku tagay Sidoo kale Gudoomiye faysal cali waraabe ayaa soo kormeeray Idaacada Radio Hargaysa Dhanka kale Gudoomiye faysal iyo wasiir cali ayaa ka hadlay ujeedada booqashada uu ku tagay wasaarada warfaafinta iyo fariinta uu udiray shacabka Somaliland. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Maxaad kala Socotaa Cida Keentay Markabka Sida Shidaalka Ee Soo Gaadhay Dekeda Berbera Iyo Qiimaha ... “Reer Gabiloow Sedexda Musharax Ee Golaha Wakiilada G. Maroodi Jeex Usharaxan In Aynu Soo Saarno Sow... Akademiga Nabada Iyo Horu Marka Oo Bulshada U Soo Jeediyey Inay Soo Gudbiyeen Wixii Fikrado Ah Ee Ay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|