WAJAALE NEWS

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Laysku Gabal Dhacsaday Oo Dhexmaray Huwanta Laascanood Iyo Ciidanka Deegaanka

SOOL(W,N)-Dagaal ayaa saaka deegaano katirsan gobolka sool ku dhexmaray kooxaha huwanta ee ku sugan sool iyo ciidan beeleedka beesha Habar jeclo ee  ku suganaa deegaanadooda kuwaasi oo ay huwantu weerar kusoo qaaday.

Sidoo kale ciidamada qaranka somaliland ayaa markii danbe ugurmaday dadka deegaanka ee ay kusoo duuleen huwanta laascanood kaasi oo laysku gabal dhacsaday

Dagaalka ayaa sobobay khasaare labada dhinacba oo isku jira dhawac iyo dhimasho halka lagu kala qabsaday gadiid dagaalna.

Exit mobile version