WAJAALE NEWS

Prof Ibraahim Meecaad Oo Ka Hadlay Xal Uhelida Khilaafka Xisbiyada Iyo Xukuumada, fariina Udiray Shir Gudoonka Labada Gole.

HARGAYSA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo ka kamid ah Aqoonyahan Reer Somaliland, Kana tirsanaa Saraakiishii Ururkii dib Uxoraynta Somaliland SNM  Ee hada degan dalka Canada,si dhowna ula socda xaalada siyaasadeed ee somaliland ayaa hadlay Go,aanada ay soo saareen ergada dhex dhexaadinta muranka xisbiyada iyo xukuumada iyo socdaalka ay Dalka ku yimaadeen wufuud ka socotay beesha caalamka oo iyana somaliland umiyid xalka uhelida khilaafkan iyo sidii ay qabsoomi lahayd doorashada golayaasha wakiilada iyo deegaanka.

Sidoo kale Prof Ibraahim Meecaad Dhaliilo culus ujeediyay shir Gudoonka golaha guurida iyo wakiilada isagoo ugu baaqay in ay kuraasta baneeyaan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN PROF MEECAAD OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/QxdgI_r3IIo

Exit mobile version