HARGAYSA(W,N)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka khilaafka udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada, abaabulka shacabkii ku dhintay mudo haraadada
Sidoo kale prof meecaad ayaa soo bandhigay duulaano lagu soo qaaday qadiyada Somaliland kuwaasi oo ay fulinayaan dad xisbiyada taageera kuna baahiyeen qoraalo ay wadamada Somaliland taageera ku socod siiyeen.
Dhanka kale prof meecaad ayaa ka hadlay talo soo jeedintii gudida ganacsatada iyo qaabka ay ushaaciyeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;