WAJAALE NEWS

Dr Cabdiwali Suufi Jibriil Lix Sano Oo Uu Ahaa Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Maxaa Uqabsoomay, Maxaase Bulshada Ka Qarsoon?

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada SomalilandDr cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Jibriil oo mudo lix sano ah wasiir ka ahaa wasaarada isgaadhsiinta dhawaana madaxwayne biixi xilka qaaday ayaa la xogwaramay mudadii uu gadhwadeenka ka ahaa wasaarada isgaadhsiinta oo madaxwayne biixi umagaacabay bilowgii xukuumadiisa islamarkaana uu wax ka badaley qaab dhismeedkeega

Hadaba Wax ka ogow waxyaabihii uu hirgalay Dr Cabdi wali mudadii uu wasiirka ahaa wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada jsl.

Exit mobile version