HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa markale fariin culus udiray shirkaaha isgaadhsiinta isaga oo ugu baaqay in ay iska soo bixiyaan cashuurta ku waajibtay
Dhankale wasiirka isgadhsiinta ayaa ka hadlay waxyaabaha uhirgalay wasaarada mudadii uu xilka hayay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;