Hargaysa(W,N)-Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta Iyo Tecnoolajiyada Jamhuuriyada Somaliland Dr Cabdiwali Suufi Jibriil ayaa Xafiiskiisa ku qabilay Ardayda waxkabarata jaamacada hargaysa oo aqoon kordhsi utagay wasaarada isgaadhsiinta.
Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta ayaa ardayda macluumaad dheeraada ka siiyay waxyaabaha ay wasaarada qabato iyo xogo la xidhiidhka cilmiga technoolajiyada Casriga Ah.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;