Hargaysa(WJN):Xisbiga kulmiye ayaa xilkii ka qaaday Jamac Sahabeel oo ahaa gudoomiyihii golaha dhexe ee xisbiga talada dalka haya ee kulmiye kadib markii ay masuuliyiin ka tirsan xisbiga soo kala dhax galay khilaaf xooga.
halkan ka arkhriso warqada xilka qaadista Gudoomiye Jamac Shabeel
Hargaysa Office
Wajaalenews.net
Wariye Abdiqadir Habbane