BOORAMA(W,N)-Wafti uu hogaaminayay madaxwayne kxuigeenka jsl oo ay weheliyeen masuuliyiinta xukuumada katirsan ee magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama ayaa kulamo ay la qaateen bulshada qaybaheeda kala duwan iyo madaxdhaqameedka ayaa laga soo saaray go,aamo la xidhiidha xaalada taagan ee dalka iyo sidii looga wada shaqayn lahaa abniga gobolka
Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka jsl cabdiraxmaan saylici ayaa ka hadlay kooxaha dibad wareega ee kazoo jeeda gobolka lana baxay awdal state in aanay matalin masiirka reer awdal oo iyagu haysay qaranka Somaliland in aanay bulshadooda anfacay wax kale
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;