BOORAMA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo dhagax dhigayay madaarka diyaaradaha ee magaalada boorama ayaa si toos ah ula hadlay shacabka gobolka awdal.
Sidoo kale madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa ujawaabay qurba jooga reer awdal qarkamid ah oo meelahaasi ka yidhaa xukuumada ayaa diidan dhismaha madaarka boorama iyo dekeda lughayaha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;