AGABAR(W,N)-Odayaasha , waxgaradka iyo dhalinyarada degmada agabar ee gobolka gabiley ayaa ka hadlay dhibaato deegeen balaadhsi oo ay xubno kamid ah maamulka gobolka maroodi jeex ku hayaan deegaanka degmada kaasi ooh ore usobobay isku dhac bulshooyinka agabar iyo daarasalaamka
Sidoo kale waxgaradka reer agabar ayaa xukuumada madaxwayne biixi ugu baaqay in ay waxka qabato iska horkeenkaa ay bulshada degmooyinka agabar iyo daarasalaam ka dhexwadaan badhasaab kuxigeenka gobolka maroodi jeex Khadar baaruud.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;