HARGAYSA(W,N) Siyaasi Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa xukuumadu ugu baaqay in ay si xilkasnimo wax uga qabtaan tabashada beelaha bariga sanaag madal ay goob joog ka ahaayeen madaxdhaqeedka bariga sanaag ka yimid isaga oo xukuumada ku dardaaray in ay arinta ay usocdaan dhameeyaan.
Dardaaranka siyaasi duur ayaa waxaa jawaab deg deg ah kabixiyay wasiirka arimaha gudaha oo dhimbiil dab ah ay ku noqotay,
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;