Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” oo lala yeeshay warasyi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin diwaan gelintii guriga Madaxweyne Muuse Biixi, Diwaan gelinta hantida ma-guurtada ah ee dowlada, iibka qayb ka mid ah Dugsiga Maxamuud Axmed Cali iyo arrimo kale oo xaasaasiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/ge9evK1hpTo