|
|||||
WAJAALE NEWS
Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somalilad
October 5, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” oo lala yeeshay warasyi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin diwaan gelintii guriga Madaxweyne Muuse Biixi, Diwaan gelinta hantida ma-guurtada ah ee dowlada, iibka qayb ka mid ah Dugsiga Maxamuud Axmed Cali iyo arrimo kale oo xaasaasiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/ge9evK1hpTo Related posts:Farriimaha Ay Gudbiyeen Sawirrada Kulankii Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin La Qaateen Muj. Axmed Mirr... Wargeyska The East African Oo Warbixin Ka Qoray Farqiga Maamul Ee U Dhexeeya Somaliland Iyo Soomaali... DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Cali Guray, Isagoo Madaxda Dhaqanka & Siyaasiyiinta Reer Som... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|