WAJAALE NEWS

“Ma jirto Itoobiya Waxa Ay Xoog Iyo Duulaan Ku Doonayso…”Abiy Axmed.

ADIS ABABA(W,N)-Raysal-wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed ayaa sharaxaad ka bixiyay hadal uu dhawaan yidhi oo dood adag ka abuuray wadamada geeska Africa ee ay xuduudaha wadaagaan itoobiya kaasi oo ahaa in ay itoobiya qasab tahay In ay hesho deked isagoo sigaara uxusay bada cas

Hadaba raysawasaare abiye axmed oo maanta ka hadlay munaasibad lagu xusayay aas aaska ciidanka itoobiya ayaa sheegay in aanay jirin itoobiya wax ay xoog iyo duulaan ku doonayso islamarkaana aanay jirin dagaal ay ku qaadayso wadamada ay dariska yihiin

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version