WAJAALE NEWS

Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Uk Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Uqabtay Abwaan Ismaciil Jiheeye.

LONDON(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa munaasibad soo dhawayn ah uqabtay Abwaan Ismaaciil Jiheeye oo mudooyinkii udanbeeyay safar ku joogay dalka ingiriiska.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Jaaliyadda Reer Somaliland ee Dalka UK ayaa si balaadhan u soo dhaweeyay Abwaan Ismaaciil Jiheeye.

Exit mobile version