Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Uk Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Uqabtay Abwaan Ismaciil Jiheeye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Uk Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Uqabtay Abwaan Ismaciil Jiheeye.
October 8, 2023 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa munaasibad soo dhawayn ah uqabtay Abwaan Ismaaciil Jiheeye oo mudooyinkii udanbeeyay safar ku joogay dalka ingiriiska.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS