WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waxgaradka Iyo Odayaasha Deegaanka Qorilugud Oo Si Kulul Uga Hadlay Xadhiga Col Jaamac Dolaal Oo Katirsan Ciidanka Qaranka Jsl.

BURCO(W,N)-Waxgaradka iyo odoyaasha deegaanada qorilugud iyo waadaama Ogoo ee beelaha solo madow ayaa si adag uga hadlay xadhiga cornol Jaamac Doolaal oo katirsa ciidanka qaranka Somaliland islamarkaana hada xidhan mudo.

Sidoo kale waxgaradka iyo odoyaashan ayaa eedo ujeediyay taliyaha ciidanka kuwaasi madaxwayne biixi ugu baaqay in mudo 48cadood ah lagu soo daayo col jaamac doolaal.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version