WAJAALE NEWS

Hooyooyin Uu Dhac Ugaystay Tuug Ay Ciidamada Boolisku Gacanta Ku Dhigeen Oo Ka Warbixiyay Qaabka Uu Udhacay!

HARGAYSA(W,N)-Hooyooyin uu xaafado magaalada haraysa kamid ah dhac ugu gaystay tuug ay dhawaan ciidamada booliska gacanta kusoo dhigeen ayaa ka warbixiyay qaabka uu udhacay iyo cadadka lacagaha uu sida xirfadaysan ugala baxay telefoonadooda.

deg deg Hooyooyin Uu Dhac Gaystay Eedaysane Maxamed Cabdi Faarax Ina Faadumo Ibraahim 32jir

Exit mobile version