WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Laascanood!

LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka wasarada arimaha Gudaha Somaliland iyo wafti wasiiro ah oo uu hogaaminayo ayaa gaadhay Magaalo madaxda Gobolka Sool ee laascanood

Waxaana wafti wasiirka duleedka magaalada laascanood kusoo dhaweeyay aayarka magaalada laascanood iyo masuuliyiin kale kuwaasi oo uga xog waramay xaalada magaalada.

Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha gudaha JSLoo  gaadhay Magaalada Laascanood laguna soo dhaweyay

Exit mobile version