WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay!

BOORAMA(W,N)-Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Hilaac Prof Axmed Ismaaciil Samater ayaa lagu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama .

Sidoo kale prof samater ayaa si adag uga hadlay xaalada dalka doorashooyinka laysa saaray isagoo reer awdal usheegay doorka ay ku leeyihiin jiritaanka Somaliland iyo maanta waxa looga baahan yahay.

Exit mobile version