WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasaarada Hawlaha Guud Oo Maanta Magaalada Gabiley Ka Bilowday Qorshaha Samaynta Town Planeka Cusub.

GABILEY(W,N)- Wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobola gabiley ayaa saaka gudaha magaalada gabiley ka bilowday samayn town planeka magaalada kaasi oo dib loogu qotshaynayo magaalada iyo hareeraheeda ayku fidayso magaaladu.

Maayarka magaalada iyo masuuliyiin kale ayaa ka hadlay iyagoo fariin udiray shacabka ku dhaqan magaalada iyo agagaareedaba,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version