WAJAALE NEWS

Madasha Xisbiyada Siyaasadeed Ee Somaliya Oo Dareen Celiyay Magacaabista Raysal-Wasaaraha.

MUQDISHO(W,N)-Madasha Xisbsiyada siyaasadeed Ee Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay natiijadii kasoo baxday wada hadalkii dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo ugu dambayn heshiis looga gaadhay hannaanka doorashada soo socota.

War murtiyeed kasoo baxay ayaa lagu baaqay in si deg deg ah lagu magacaabo guddiyada doorashada heerarka kala duwan islamarkaana horey loo billaabo fulinta qodobada lagu heshiiyay, si looga baaqsado dib udhac loogana faa’idaysto waqtiga yar ee la hayso.

Madashu waxay sheegtay in heshiiskaan uu ka badbaadinayo dalka muddo korodhsi iyo kala tag

HALKAN KA AKHRI WAR MURTIYEEDKA XISBIYADA SIYAASADA SOMALIYA;

 

Exit mobile version