NAIROBI(W,N)-Madaxwaynaha dalka Kenya wilyam Ruto ayaa shirkii qaramada midoobay kaga hadlay arimo khuseeya Somaliland iyo somaliya isagoo labada xukuumadood ugu baaqay in ay dib ubilaabaan wada hadaladii udhexeeyay labada dawladood
Sidoo kale madaxwaynaha dalka Kenya ayaa ka hadlay arimo door ah oo khuseeya wadamada geeska Africa iyo sidii loo xaliyay qaarkood colaada sokeeya oo ka jiray
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;