|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Dalka Kenya Oo Shirkii Qaramada Midoobay Kaga Hadlay Arimo Khuseeya Somaliland Iyo Somaliya
September 22, 2023 - Written by Editor:NAIROBI(W,N)-Madaxwaynaha dalka Kenya wilyam Ruto ayaa shirkii qaramada midoobay kaga hadlay arimo khuseeya Somaliland iyo somaliya isagoo labada xukuumadood ugu baaqay in ay dib ubilaabaan wada hadaladii udhexeeyay labada dawladood Sidoo kale madaxwaynaha dalka Kenya ayaa ka hadlay arimo door ah oo khuseeya wadamada geeska Africa iyo sidii loo xaliyay qaarkood colaada sokeeya oo ka jiray HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Suldaan Cado-Gudde Oo Markale Ka Hadlay Natiijada Kulamadii Ay La Soo Yeesheen Col. Caare Oo Ay Mada... Siilaanyo oo Jahwareer Siyaasadeed Galay,Marwadii oo La la’yey Meel ay Jaan iyo Cidhib Dhigtay iyo E... Xisbiyada Mucaaridka Ahi Cidna Uga Fasax Qaadan-maayaan, Cidna Uma Daba-fadhisanyaan Qabashada Shirk... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|