WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Aqlabiyada Golaha Wakiilada Oo Kulan Yeeshay Iyo Xil. Maxamed Xasan Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Shir!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada ee kala taageersan xisbi xaakimka Kulmiye iyo ururada siyaasada oo kor udhaafaya 42xildhibaan ayaa kulan ku yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaga arinsanayeen waxa ay ka yeelayaan mooshinkii xeerarka doorasooyinka ee mucaridka iyo shir gudoonka goluhu ansixiyeen 19bishan kaasi oo ay kazoo horjeestaan xildhibaanaa.

Shirkan oo saxaafadu Dabad Joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta uga warbixiyay Xildhibaan Maxamed xasan siciid oo kamid ah xildhibaanada ururada siyaasada ka socday

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version