TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha Degmada wajaale ee gobolka gabiley ayaa markale faah faahin ka bixiyay xaaladihii ugu danbeeyay ee dabkii ka kacay magaalada wajaale kaasi oo ay ku shufbeeleen meherado ganacsi oo tiro badani
Sidoo kale maayarka wajaale farta ku fiiqay sobobta keentay in uu dabku deg deg ufido isagoo amar culus dhul dhigay meheradaha ganacsi ee magaalada
Dhanka kale gudoomiyaha degmada wajaale Cawil Muuse ayaa ka waramay ilaa hada ganacsatada soo gaadhay magaalada ee ka kala yimid hargaysa iyo ismaamulka dawlad deegaanka somalida ee jig jiga.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;