WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Degmada Wajaale Oo War Kasoo Saaray Dabkii Meherada Badani ku Gubteen Ee Magaalada Iyo Talaabooyinka Ay Qaadayaan!

TOG WAJAALE(W,N)-Gudoomiyaha Degmada Wajaale ayaa faah faahin ka bixiyay halka ay marayso qiimaynta iyo hagaajinta meheradihii ganacsi ee habeen hore ku gubtay magaalada wajaale

Sidoo kale gudoomiyaha degmada ayaa sheegay in ay magacaabeen gudiyo soo qiimayn doono khasaaraha uu sobobay dabkani iyo diwaangalinta dadkii uu saameeyeen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version