WAJAALE NEWS

Madax-dhaqamedka iyo Ganacsatada Magaalada Ceerigaabo oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Mashaariicda Hay”adda WFP

Ceerigaabo (WJN)- Madax-dhaqameedka, waxgaradka iyo Ganacsatada ka soo jeeda deegaanada Koonfurta iyo Bariga gobolka Sanaag, ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Mashaariicda Hay”adda cunada adduunka ee WFP.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version