WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Ka Warbixiyay Guud Ahaan Dalka Sida Ay Doorashadu Uga Qabsoontay Iyo Wakhtiga La Xidhayo Goobaha Codbixinta!

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka arimaha gudaha somaliland ayaa ka warbixiyay sida ay doorashadu uga dhacday dalka iyo wakhtiga la xidhi doono goobaha codbixinta

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa ka jawabay hadal kasoo yeedhay maamulka punthland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKA;

Exit mobile version