WAJAALE NEWS

Ganacsatada Magaalada Tog Wajaale Oo Cabasho Ka Muujiyay Ganacsatada Waawayn Ee Alaabaha Soo Dajiya!

TOG WAJAALE(W,N)- Qaarkamid ganacsatada yar yar ee magaalda xuduudeedka tog wajaale ayaa cabasho xoogan ka muujiyay ganacsatada waawayn iyo kuwo ajaanib ah oo alaabihii ay soo dajinayeen tafaariikh ugu iibinaya magaalada dhexdeeda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Tq4nbGGQvZ8

Exit mobile version