TOG WAJAALE(W,N)- Qaarkamid ah Ganacsatada magaalo Ganacsiyeedka tog wajaale ayaa cabasho ka muujiyay cashuuro dheeraad oo la dul dhigay islamarkaana ay qaadayaan cid ahayn wasaaradihii qaranka u qaabilsanaa cashuur ururinta
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;