Warsaxafaadeed kazoo baxay xafiiska wasiirada abniga gudaha iyo maamulka dawladaha hoose ee dalka ayaa lagu sheegay In uu sharci daro yahay fadhi maanta golaha deegaanka degmada gabiley ku doorteen maayar cusub kadib markii maayarkii hore ee degmadu iska casiley xilkii.