Tog Wajaale (WJN)- Dadka danyarta ah ee ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale ee meheradaha waa wayn ku hor iibiya alaabaha yaryar islamarkaana ka raadiya nolol maal meedkooda, ayaa cabasho xoogan ka muujiyay maamulka magaalada Wajaale, Iyagoona fariin u diray Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka arrimaha Gudaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka