WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaabkii Madaxwaynaha Hortiisa Loogu Dhaariyay Lixda Xubnood Ee Komishanka Cusub.

HARGAYSA(W,N)- Xafiiska madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta lagu dhaariyay lix kamid ah komishanka cusub ee Somaliland ee wali khilaafku ka tagan tahay kuwaasi oo ay ka qaban tahay xubintii xisbiga wadani.

Gudoomiyaha maxkamada sare ayaa xubnaha komishanka ku dhaariyay halkaaso

HALKAN KA DAAWO QAABKII AY KU DHACDAY DHAARINTA XUBNAHA CUSUB EE KOMISHANKA;

 

Exit mobile version