WAJAALE NEWS

Maamulka Degmada Agabar Oo Deeq Xoolo Iyo Khudaar Ah Ku Wareejiyay Ciidamada Qaranka Somaliland

AGABAR(W,N)-Maamulka degmada agabar ee gobolka gabiley oo uu weheliyo badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley ayaa deeq xoolo iyo khudaar iskugu jirta kuw areejiyay ciidamada qaranka Somaliland taasi oo ay ugu talo galeen barbar istaaga ciidamada qaranka ee difaaca dalka ku jira.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version