HARGAYSA(W,N) Qaarkamid masuuliyiinta ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja ayaa ka dareen celiyay siidaynta wariye badri koosaar oo shalay xukuumada xabsiga utaxaabtay
Wariye badri koosaar ayaa ka hadlay qaabkii ay ula dhaqmeen ciidamada boolisku mudadii uu xidhnaa
Sido kale wariye badri ayaa umahad celiyay ururka solja iyo wasiirkii hore ee maaliyada samsam cabdi aadan oo qayb ka ahayd siidayntiisa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;