Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali “Koore” ayaa waxa uu sheegay in guud ahaan ay rajo weyn ka qabaan islamrkaan ay dadaal kooda oo dhan isugu geeyeen sidii caasimadda Somaliland ee Hargeysi u heli lahayd biyo ku filan waxaanu rajo ka muujiyay wasiirku dadaalka biyo ballaadhinta caasimadda loogu jiro wakhtigan.
Halkan hoose ka daawo muqaalka
https://youtu.be/OjL2nE1F1mo