WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Taageero Umuujiyay Musharaxa Gobolka Gabiley Matalaya Ee Utartamaya Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye

GABILEY(W,N)-Maayar kuxigeenka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka ayaa sheegay in aanay reer gabiley ka tanaasulin damaca Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye kaasi oo uu utartamayo siyaasi cabdicasiis maxamed samaale iyagoo muujiyay taageerada ay la barbar taagan yihiin shacabka gobolka gabiley

Sidoo kale xildhibaanada ayaa jawaab ka bixiyay shir gabiley lagu qabtay oo lagu marin habaabinayay rabitaanka shacabka gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version