GABILEY(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbi xaakimka kulmiye cabdicasiis maxamed samaale ayaa maanta oo jimce safar ku tagay gobolka gabiley isagoo kulamo kala duwan la qaatay qaybaha bulshada ku dhaqan magaalada arabsiyo, cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiley iyo shacabka iyo maamulka magaalada wajaale
Gudoomiye cabdicasiis samaale ayaa ka hadlay ujeedada safarkiisa iyo kulamada uu la qaatay shacabka gobolka gabiley
Dhanka kale qaarkamid ah shacabka ku dhaqan wajaale iyo arabsiyo ayaa ka dareen celiyay booqasha uu ugu yimid gudoomiye kuxigeenka xisbiga kulmiye.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;