WAJAALE NEWS

Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Xildhibaan Axmed Ciisood Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed ciisood oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka degmada gabiley ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay gobolka gabiley iyo sida ay ugu khasaareen xisbiga kulmiye

Dhanka kale xildhibaan axmed ayaa ka waramay qaabkii u ufashilmay hankii siyaasadeed ee reer gabiley iyo balan furkii madaxwayne biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version