Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Xildhibaan Axmed Ciisood Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Xildhibaan Axmed Ciisood Iyo Arimaha Uu Kaga Hadlay
August 24, 2023 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed ciisood oo kamid ah mudanayaasha golaha deegaanka degmada gabiley ayaa lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya kaasi oo uu kaga hadlay gobolka gabiley iyo sida ay ugu khasaareen xisbiga kulmiye

Dhanka kale xildhibaan axmed ayaa ka waramay qaabkii u ufashilmay hankii siyaasadeed ee reer gabiley iyo balan furkii madaxwayne biixi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS