HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka iyo gudida beesha bariga burco ayaa mawqif adag ka istaagay xaalada murugsan ee somaliland marayso iyagoo wacad ku maray in aanay cidnaba ka yeelayn in ay ku ciyaarto nabada somaliland xukuumad iyo mucaaridba
Sidoo kale madaxdhaqameedka beesha habar jeclo ayaa xukuumadu ugu baaqay in ay joojiso amarkii ay xalay ku sheegtay in ay awood ku muquuninayso jabhada buurta gacan libaax
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;