TOG WAJAALE(W,N)-Qaarkamid ah shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay maamulka degmada oo ay sheegeen in ay noqdeen kuwo fadhiid ah islamarkaana uu qashin xanuuno sobobi kara uu buux dhaafiyay magaalada.
Sidoo kale shacabka ayaa xukuumada ugu baaqay in laga badalo maamulka hada xilka haya oo ay ku eedeeyay in ay ku fashilmeen xilkii ay umada uhayeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;